Argagaxid (da)
Cabsi wayn oo kado ah
Qabasho,naxdin la
gariirid.
Argagaxiso :(da) Dad ama urur,aragagixin ku noonta
danhood,siiba kuwa siyaasadeed,---2-wax lala argagaxo oo dhan.
Argeeg(-ga) Geed,diirka xididdiisa weel
(Haamo, dhiilo,
ubbooyin, kd) laga tosho.
Ari(-ga)
wadajirka idaha iyo ariga
Arijir (ka) qof ama dad ari ilaaliya
Arji(-ga) waxwaydiisad qoran.
Arkaan(-ta) keli:rukun) rukniyo badan,tiirar
Arkid (-da) idhaha ku duwid oo ku
garasho,dhugasho,fiirin.
Arlo(-da) Dal,dhul,ardi,duni.
Armaa(arm) ma laga yabaa in(armaa roob da’aa)bilaa,saa.sow.
Armaajo (da) Gurgur badanaa qori ah oo qaabab badan loo yeelo,
oo dharka iyo waxyaalo kaleba lagu gurto (ama (armaadyo)
Aroor-1- (ka) a biyo doonasho,
(Xoolo. kd) b-hoos aadid, degitaan, jeexniin, daliig
qodan, 2-
(-ta)
kolka waagu beryo,waabberi,arooryo.
Aroorid (-da) 1 biyo doonid, 2.hoos u dhigid,
wadid.
Aroorin (-ta) 1-biyo la doonid, ceel u kaxayn,
2.Hoos u dhigid, u dejin, ku fogayn, 3.Qof horda riyo wax ku tusid.
Arooryo (-da) kolka waagu beryo: waaberi, (ama
(aroor)
Aroos (-ka) guur
cusub iyo cayaaraha iyo dheelaaska loo sameeyo,guur.
Aroosid: Aroos gelid, guursasho.
Arrad (ka) Dhar la qaato la’aan, qaawanan ku
dhawaad.
Arradan- arrad
hayo,dharkii hore ka dhammaaday ama calallo ka noqday.
Arradbax (-a) Arrad ka bax, dhar helid, arratir.
Arradbixid (da) Arrad ka bixid,
arratirasho.
Arradbixin (-ta) Dhar arratir ah siin.arrad ka
bixin, arratirid.
Arradid(-da) Dhar la qaato waayid.
Arrafo(-da) Bilaha muslimka oo dayaxa tasn ugu
danbaysa oo xajka la guto.(carrafo)
Arratirasho(-da) dhar lagu arradbaxo qaadasho.
Arimin (-ta) talo keenid, gudoomin, talin,
maarayn.
Arrimiso (-da) qofka (dheddig) arimiya, talada
haysa, taliso, maarayso.
Arrimiye (-ha)
qofka (lab) arrimiya, talada haya, taliye, maareeye.
Arrin (-ka.ta) talo, hadal iyo in wax laga
qabto u baahan, xaal, talo.xaajo.
Arrinsasho(-da) Arrin isula imaansho,wada tashad.
Arwaax (-a) 1 farax,riyaaq, 2.ruux
Arwaaxid (-da) farxid,riyaaqid.
Arxaan (-ka) Lafdhabar,xiriir.
Arxamid (-da) jimic u gelid, u turid, u
naxaariisasho.
Arxan (-ka) naxariis, raxmad, turaal, jimic.
Asaag (-ga) la mid, la fil.la fac. Eyni laag.
Asaas (-ka) Bilawga waxa la samaynayo ama dhisayo,
sal, saldhig, bilaw, ama (asaas)
Asaasid (-ha) asaas u yeelid, bilaabid ama
(asaasid)
Asaaye (-ha) waxyeello hore oo la isgaarsiiyey,
godob, eed, gashi ama
(asaayo)
Asal(-ka) 1. ka
soo jeedkii hore sal,jirrid, 2.waxyeelo laysku daray oo wax lagu
midabeeyo,renji,carar.